Dahabshiil Customer Portal
Welcome
Login
Home
Solutions
Enter your search term here...
Search
New support ticket
Check ticket status
Solution home
Somali FAQs
Dirista Lacagta
7
Waa maxay inta ugu badan ee aan diri karo halkii mar?
Sidee ayuu qofka lacagta aan udiray ku heli karaa lacagta?
Sideen lacag ugu diraa qof dibada jooga?
Macluumaad noocee ah oo qaataha lacagta kusaabsan ayaan u baahanahay inaan bixiyo?
Waa maxay lacagaha aad aqbashaan xaga lacag bixinta?
View all 7
Dirista Lacagta Inta Lagu Jiro Cudurka Caalamiga ee Covid-19
6
Sida loo dhowro naftaada iyo qoyskaagaba inta lagu jiro cudurka faafay ee Covid-19.
Caadi ahaan waxaan lacag u diraa meelaha lacagaha laga qaato, maxaan sameeya inta lagu jiro cudurka Covid-19?
Sidee baan lacagta ugu diri karaa dalalka dibadda si aaminaad leh inta lagu jiro cudurka Covid-19?
Adeegyada taageerada ee Dahabshiil ee caawinta macaamiisha inta lagu gudajiro aafa-mareenka Covid-19.
Sidee ayeey xawaalada Dahabshiil u hubineeysaa in lacagaha aan diray ay gaadheen dadka aan u diray ee jooga dibadda?
View all 6
Bilaabida Barnaamijka Dahabshiil
10
Sideen isu diiwaan galin karaa?
Sidee ayaan u isticmaali karaa adeegga?
Waa maxay xaqiijinta aqoonsiga?
Waa maxay noocyaha aqoonsiga ee aad aqbashaan?
Waa maxay sababta aan loo aqbalin dukumintiga aqoonsigayga?
View all 10
Bixinta
4
Sideen u codsadaa lacag celin?
Sideen lacagta aan dirayo u bixin karaa?
Waa maxay damaanad-celinta lacagta?
Waqti intee la eg ayeey qaadaneysaa inuu qaataha lacagta helo?
Lacagta Moobiiladda
3
Lacag miyaa loo diri karaa taleefoon kasta?
Maxay lacagta moobiilku u tahay ikhtiyaar fiican?
Waa maxay lacagta mobiilku?
Amniga iyo Asturnaanta
2
Maxaa ku dhacaya macluumaadkayga shaqsiyeed kadib markaan galiyo?
Sideen ku ogaanayaa in lacagteydu eey aamin noqon doonto?
Maxaa Dhacaya Hadii Wax Qaldamaan
1
Sideen ula xiriiri karaa kooxda Dahabshiil?
Help Desk Software
by Freshdesk Support Desk