Dirista Lacagta

Waa maxay inta ugu badan ee aan diri karo halkii mar?
Xadiga ugu badan ee lacagta aad diri karto wey kala duwan yihiin, waxayna ku xidhan tahay halkaad u direyso, qaabka lacag bixinta iyo habka qaataha uu lacag...
Thu, 10 Jun, 2021 at 4:25 PM
Sidee ayuu qofka lacagta aan udiray ku heli karaa lacagta?
Lacagaha waxaanu ku bixinaa dhawr adeeg, iyada oo kuxidhan waddanka aad lacagta u direyso: 1. Koontada bangiga Waxaan ku shubaynaa lacagta akoonka aad faa...
Thu, 10 Jun, 2021 at 4:54 PM
Sideen lacag ugu diraa qof dibada jooga?
Marka hore, dooro wadanka aad lacagta u direyso ama wadanka qaatahaagu u baahan yahay inuu lacagta ka helo, ka dibna geli lacagta aad rabto inaad dirto (am...
Thu, 10 Jun, 2021 at 5:00 PM
Macluumaad noocee ah oo qaataha lacagta kusaabsan ayaan u baahanahay inaan bixiyo?
Waxaan ku weydiin karnaa macluumaad kala duwan iyadoo kuxiran meesha aad u direeyso (wadaanka) iyo ikhtiyaarka lacag bixinta aad xulato. Mar walbo oo aad l...
Thu, 10 Jun, 2021 at 5:11 PM
Waa maxay lacagaha aad aqbashaan xaga lacag bixinta?
Lacagta aad ku bixineysaa waxay kuxirantahay wadanka koontadaada laga diwaangashey. Tusaale ahaan, haddii koontadaadu ka diiwaangashan tahay Boqortooyada Mi...
Sat, 5 Jun, 2021 at 9:42 AM
Wadamadee ayaan lacagta ugu diri karaa?
Kuwani waa waddamada aan lacagta ugu diri karno: Somaliland Somalia United States United Arab Emirates Qatar Morocco Malaysia Kuwait Eritrea Djibo...
Mon, 7 Jun, 2021 at 2:36 PM
Wadamadee ayaan lacag kaso diri karaa?
Waxaad lacagaha kasoo diri kartaa dalka: UK Croatia Greece Austria Bulgaria Finland Spain Belgium Netherlands Germany Norway Denmark Sweden ...
Tue, 22 Jun, 2021 at 1:03 PM