Xadiga ugu badan ee lacagta aad diri karto wey kala duwan yihiin, waxayna ku xidhan tahay halkaad u direyso, qaabka lacag bixinta iyo habka qaataha uu lacagta u helaayo. Si aad u ogaato xadiga dirista,fadlan geli qadarka aad rabto inaad dirto, nidaamka ayaa kugu wargalin doonaa haddii aad kor u dhaafto xadiga loogu talo galay.