Waxaan aqbalnaa habka lacag bixinta kaarka deynta(credit) iyo kaarka debitka(debit) oo kali ah. Waxaan hadda aqbalnaa kaararka noocyaha Visa iyo Mastercard kali ah sidokale, nasiib daaro ma aqbalno kaarka nooca Amex.