Waxaan ku weydiin karnaa macluumaad kala duwan iyadoo kuxiran meesha aad u direeyso (wadaanka) iyo ikhtiyaarka lacag bixinta aad xulato.
Mar walbo oo aad lacag direyso, macluumaadka qaataha lacagta oo aan u baahan nahay waxaa ka mid ah:
- Magaca qaataha oo dhamays tiran
-Cinwaanka (tan waxaa ka mid noqon kara; magaca wadada, lambarka dhismaha, koodhka boostada, magaalada, dalka)
Maaddaama aan nahay hay'ad maaliyadeed oo eey maamusho Maamulka Dhaqanka Dhaqaalaha ee Boqortooyada Midowday, xaaladaha qaarkood, waxaan weydiisan karnaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan qaatahaaga, sida taariikhda dhalasho ama nuqul aqoonsi ansax ah.
Macluumaad noocee ah oo qaataha lacagta kusaabsan ayaan u baahanahay inaan bixiyo? Print
Modified on: Thu, 10 Jun, 2021 at 5:11 PM
Did you find it helpful? Yes No
Send feedbackSorry we couldn't be helpful. Help us improve this article with your feedback.