Waxaa laga yaaba in aan codsano lambarkaaga Amina Sooshalka (SSN) lacagaha aad dirtid qaarkood anagoo u hoggaansamayna shuruudaha ama sharciyada United States.

Bixinta SSN kaago waxay naga caawinaysa cadaynta aqoonsigaga, ka hortaga khiyanada ( fruad ) iyo u hoggaansananta shuruucda wadankaga si aan kugu shaqayno qaab waafaqsan amni iyo sharci.  Marka lagaa codsado SSN hadii aad nala wadagi waydid waxa dhici kara in aan dhamaystiri wayno lagac diridada.