Bixinta

Sideen u codsadaa lacag celin?
Si aad u dalbato soo-celinta lacagtaada, fadlan u gudub boggayaga xiriirka http://www.dahabshiil.com/ oo buuxi foomka adigoo dooranaya xulashada "Dalbo...
Mon, 7 Jun, 2021 at 2:47 PM
Sideen lacagta aan dirayo u bixin karaa?
Waxaan aqbalnaa habka lacag bixinta kaarka deynta(credit) iyo kaarka debitka(debit) oo kali ah. Waxaan hadda aqbalnaa kaararka noocyaha Visa iyo Mastercard ...
Mon, 7 Jun, 2021 at 2:53 PM
Waa maxay damaanad-celinta lacagta?
Dahabshiil waxay bixisaa damaanad-celin lacageed 100% wixii lacag ah oo la diro oo qaatayaasha aanan helin in 7 maalmood gudahood laguusoo celiyo marka l...
Sun, 6 Jun, 2021 at 6:19 AM
Waqti intee la eg ayeey qaadaneysaa inuu qaataha lacagta helo?
Waqtiga qaataha uu lacagta helayo ayaa kala duwanaan doonta iyadoo ku xidhan xulashooyinka lacag bixinta ee waddan kasta: Koontada bangiga - laga bilaa...
Sun, 6 Jun, 2021 at 6:37 AM