Dirista Lacagta Inta Lagu Jiro Cudurka Caalamiga ee Covid-19

Sida loo dhowro naftaada iyo qoyskaagaba inta lagu jiro cudurka faafay ee Covid-19.
Fadlan hubi inaad raacdo tilmaamaha ugu dambeeyay ee dawladaada ee ku saabsan sida aad amaan u ahaato oo aad u ilaaliso naftaada iyo dadka kale ee kugu xira...
Sat, 5 Jun, 2021 at 10:14 AM
Caadi ahaan waxaan lacag u diraa meelaha lacagaha laga qaato, maxaan sameeya inta lagu jiro cudurka Covid-19?
Xannibaadaha ay dowladdu fuliso ee dhaqdhaqaaqa iyo amar-ku-haynta guriga ee dalal kala duwan kajira sabatood, ayaa ka qaadashada lacagta iyo adeegyada xa...
Sat, 5 Jun, 2021 at 10:20 AM
Sidee baan lacagta ugu diri karaa dalalka dibadda si aaminaad leh inta lagu jiro cudurka Covid-19?
Adeegsiga barnaamijkeena xawaaladda internetka (www.dahabshiil.com) si aad ugu dirto lacagaha ehelka aad jeceshahay ee qurbaha jooga waa hab aaminaad leh oo...
Thu, 10 Jun, 2021 at 5:39 PM
Adeegyada taageerada ee Dahabshiil ee caawinta macaamiisha inta lagu gudajiro aafa-mareenka Covid-19.
Cudurka Korona wuxuu siyaabo badan u saameynayaa qof kasta oo adduunka kunool, dad badan iyo qoysaskooduna waa macquul inay ka walaacsan yihiin nabadgelyado...
Thu, 10 Jun, 2021 at 5:44 PM
Sidee ayeey xawaalada Dahabshiil u hubineeysaa in lacagaha aan diray ay gaadheen dadka aan u diray ee jooga dibadda?
Waqtigan xaadirka ah, adeeggayaga xawilaadda internetka wuxuu u shaqeeyaa sidii caadiga ahayd inta lagu jiray xiisadda adduunka iyo, ilaa iyo hadda, wax dhi...
Thu, 10 Jun, 2021 at 5:48 PM
Adeegyadeena inta lagu jiro xiligan cudurka Covid-19.
Inta lagu jiro aafaadkan adduunka (Covid-19) waxaan rabnaa inaan ku ogeysiino inaan la shaqeyneyno la-hawlgalayaashayada wax kasta oo aan awoodno si aan kuu...
Sat, 5 Jun, 2021 at 10:46 AM