Dahabshiil (dahabshiil.com) waxay kuu keentay xalka xawaaladaha ee internetka si ay u kabaan adeegyadooda xawaaladaha khadka tooska ah iyo kuwa lacagaha kaashka ee xafiiska la tagayo. Talkremit waa lammaanaha Dahabshiil ee bixiya xalalka xawaaladaha dhijitaalka ah ee internetka.


Talkremit waa ganacsi ka duwan Dahabshiil waxaana sidoo kale xukuma FCA (Maamulka Dhaqanka Maaliyadaha ee Midoowga Boqortooyada Britain) iyadoo TalkRemit eey tahay shirkada Bixinta Lacagta Elektarooniga ah, laakiin Dahabshiil iyo TalkRemit waxaa iska leh hal qoys.


Markaad lacag dirto adigoo adeegsanaya xalka xawaaladaha Dahabshill, waa Talkremit kan runti bixinaya adeegga aasaasiga ah sidaas darteedna waxaad farsamo ahaan u tahay macaamiil shirkadda TalkRemit.