Waxaan weydiin doonaa macaamiisha oo idil inay bixiyaan aqoonsi sawir leh iyo sawirkooda ama muuqaalkooda.

 

Waxaan sidoo kale u baahan karnaa inaan ku weydiino caddeyn cinwaan. Sababtu waa in aan u baahanahay inaan aqoonsano inaad tahay qof deggan dalka aad lacagta ka soo direyso. 

 

Mararka qaarkood waxaan sidoo kale u baahan karnaa inaan aragno caddeynta dakhligaaga ama Isha Dhaqaalaha. Tani si gaar ah ayay u badan tahay haddii aad direyso caddad badan ama aad macmiil ahayd muddo dheer.

 

Mararka qaarkood waxaan sidoo kale ku weydiin karnaa macluumaad ama dukumiintiyo la xiriira samadheefahaaga/ka-faa’ideystahaada.

 

Haddii aadan haynin dukumiintiyadan aan ku weydiinayno midkoodna fadlan nala soo xiriir oo dib-u-eegis ayaan ku sameyn doonaa koontadaada.