Waxaan aqbalnaa biilasha tamarta sida biilka biyaha ama korontada ama gaaska, warqada mishaarka, cadeynta bangiga / kaarka deynta oo aan kaweeyneen 3 bilood.

Fadlan hubi in magacaaga, cinwaankaaga iyo taariikhdaada ay si cad uga muuqdaan dukumintiga. Waxaan u adeegsan doonnaa macluumaadkan si aan u hubinno macluumaadka koontada ee Dahabshiil.